Bogag kale oo soo socda..

News »» Somali Broadcasting Corporation

Maanta war deg deg ah:idaacadii hornafrik kismaayo oo albaabada loo laabey
Kismaayo - Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in maleeshiyaadka...
ka sii akhriso allsbc.com 
Maanta ra'islawasaare geedi oo galabta ku soo laabtey magaalada baydhabo
Baydhabo - Ra'isalwasaaraha DFKMG ah ee Soomaaliya Prof.Cali Max'ed Geedi ayaa galabta dib ugu soo laabtey magaalada...
ka sii akhriso allsbc.com 
Maanta bannaanbaxyo lagu diidan yahay maxkamadaha oo weli socda
Kismaayo - Waxaa weli magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ka sii soconaya, dibadbaxyada ay dadweynuhu...
ka sii akhriso allsbc.com 
Maanta warqad qarsoodi ah oo ka timid maxkamadaha muqdisho
Boosaaso - Waxaa maanta maxkamadda magaalada Boosaaso la keenay waraaq qarsoodi ah oo sida ay ciidanka police-ku ay sheegeen ka...
ka sii akhriso allsbc.com 
Maanta dad hor leh oo loo qabqabtay qaraxii baydhabo iyo baaritaanno
Baydhabo - Ugu yaraan saddex qof oo uu kamid yahay imaam masjid iyo rag kale oo wadaado ah oo caan ka ah magaalada Baydhabo ayaa...
ka sii akhriso allsbc.com 
Maanta maleeshiyadka maxaakiimta oo kismaayo ka baxay kuna sii jeeda..
Kismaayo - Waxaa saaka magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada hoose ka baxay boqolaal maleeshiyo ah iyo gaadiid dagaal oo ka amar...
ka sii akhriso allsbc.com 
Maanta maamulka bush oo si weyn loogu dhaliilay arimaha soomaaliya
Washington - Koox qubaro ah ayaa si weyn waxay ugu dhaliileen Maamulka Madaxweyne Bush inaanay dareen iyo dhugmo balaaran...
ka sii akhriso allsbc.com 
Maanta dfkmg ah oo si kulul u beenisey in la weeraray ra�islawasaare geedi
Baydhabo - Dawlada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa si kulul ganafka ugu dhufatey warar ku tiri ku teen ah oo ay baahiyeen qaar...
ka sii akhriso allsbc.com 
Maanta baarlamanka kmg ah oo ansixiyey miisaaniyada dawlada ee 6 bilood
Baydhabo - Xildhibaanada Baarlamanka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta si buuxda u ansixiyey miisaaniyada lixda bilood ee soo socda ay ku hawl...
ka sii akhriso allsbc.com 
Maanta afqurac: �calankii bay gubeen, shisheeye ayey wataan��
Boosaaso - Dawlad goboleedka Puntland ayaa warmuriyeed ay ka soo saartay madaxtooyada magaalada Boosaaso si kulul ugu...
ka sii akhriso allsbc.com 
Maanta wasiirka warfaafinta puntland oo ka hadlay arrimaha amniga
Boosaaso - Wasiirka warfaafinta, isgaarsiinta, dhaqanka iyo dalxiiska Puntland, Dr Cabdiraxmaan Maxamed Bandhax, ayaa hadal...
ka sii akhriso allsbc.com 
Maanta ugandha oo sheegtay inay somalia u soo direyso 1000 askari
Kampala - Xukuumada Uganda ayaa shaaca ka qaadey inay diyaarisey 1000 askari oo diyaar u ah inay ka hawlgalaan wadanka Soomaalia,...
ka sii akhriso allsbc.com 
Maanta shiinaha oo dhisaya dhuun weyn oo shidaalka qaadda
Beijing - Shiinaha ayaa aqbaley dhismaha dhuun shidaalka qaada oo balaayiin doolar ku kacaysa, taasi oo gaaska ka soo qaadaysa waddanka...
ka sii akhriso allsbc.com 
Maanta cudurdaar( dhamaan saaxiibada hawada ee sbc online)
SBC - Maamulka Hay'ada warbaahinta Soomaaliyeed (SBC)wuxuu si aad uga cuduranaynaa mudanayaal iyo Marwooyin mudadii gaabneyd ...
ka sii akhriso allsbc.com 
Maanta reer zambia oo soo dooranaya madaxweyne & baarlamaan
Luzaka - Dadka waddanka Zambia ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta si ay u soo doortaan madaxweynaha waddanka hoggaaminaya iyo...
ka sii akhriso allsbc.com 
Maanta afduub ka dhacay gobolka colorado ee dalka maraykanka
Denver - Ugu yaraan laba qof ayaa dhintay kadib markii nin hubaysan oo afduub u geystey arday wax ku baraneysey dugsi ku yaal...
ka sii akhriso allsbc.com 
Maanta madaxweynaha pakistan oo difaacay siyaasaddiisa sirdoonka
Islamabad - Madaxweynaha waddanka Pakistan, Pervez Musharraf, ayaa si adag u difaacay siyaasadiisa wax basaaska iyo sirdoonka,...
ka sii akhriso allsbc.com 
Maanta xildhibaannada bfs oo ansixiyey xukuumadda cusub ee prof geeddi
Baydhabo - Xildhibaannada baarlamanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey xukuumadda cusub ee uu soo...
ka sii akhriso allsbc.com 
Maanta hawshii baarlamaanka oo caadi u socota iyo wararkii qaraxa
Baydhabo - Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya ayaa u fadhiya xarunta ADC-da isagoo u qaadaya cod xukuumadda Prof. Cali Maxamed Geedi oo...
ka sii akhriso allsbc.com 
Maanta qarax ka dhacay xarunta adc-da ee magaalada baydhabo
Baydhabo - Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in xarunta ADC-da oo ay maanta ku shirsanaayeen golayaasha dawladda...
ka sii akhriso allsbc.com 

Boggan dhismaa ku socda weli.. 10/10/2024