Bogag kale oo soo socda..

News »» Radio Midnimo - Official Website :: News

colaada itoobiya iyo eriteriya oo ka dhex muuqatay gudaha soomaaliya
Wararka laga helayo gobolka Bakool ayaa sheegaya in deegaanka Qurac Joomo lagu diyaarinayo ciidamo u dagaalama Maxamed Dheere oo isagu horay uga talin jiray deegaanka Gobolka Shabeelada Dhexe, ee magaalada Jawhar, halkaasoo ay ciidamada Maxkamaduhu ay dhowaan ka saareen ciidamadii daacada...
ka sii akhriso radiomidnimo.com 
wasaaradda maaliyada puntland oo weli bixin la� mushaharooyinkii shaqaalaha dgpl
Shaqaalaha DGPL ayaa mushaharooyin la� bishii Labaad, wixii ka danbeeyey markii la ansixiyey miisaaniyada Maamulka Puntland bishii Janaayo ee sanadkan....
ka sii akhriso radiomidnimo.com 
madaxweynaha soomaaliya oo ka warbixiyey safarkiisa
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md C/laahi Yuusuf Axmed ayaa Maanta khudbad uu ujeediyey Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kaga warbixiyey Safaradii Dibada uu ku soo kala bixiyey iyo Balanqaadyada Dhaqaale ee ay Dawladiisu ka heshay Beesha Caalamka isagoo soo Hadalqaaday Maqnaanshiyaha Was...
ka sii akhriso radiomidnimo.com 
guddiga abaaraha ee magaalada muqdisho ayaa beeniyey war uu sheegay muuse suudi yalaxow oo ka dhan a
Gudiga Gurmadka Abaaraha ee Fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa Maanta Beeniyey war uu sii Daayey ninka ku Magacaaban Wasiirka ganacsiga Muuse Suudi Yalaxow oo sheegayey in Dhaqaalaha ay Gudigu helaan ay ku iibiyaan madaafiic iyo hubka kale ee ay ku dagaalamaan Maxkamadaha Muqdisho....
ka sii akhriso radiomidnimo.com 
shir jaraa�id oo maanta uu qabtay guddoomiyaha gobolka shabeeladda hoose ayuu ku sheegay in ay jiraa
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka sh/Dhexe Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) xubina ka ah Isbaheysiga la dagaalanka Argigixisada ayaa Markii ugu horeysay sheegay in Xubin ka tirsan odayaasha Beesha Mudulood ee W/Muqdisho Xabadjoojinta ka sameeyey uu ka tirsan Yahay Waxa uu ugu yeeray Argigixisada M...
ka sii akhriso radiomidnimo.com 

Boggan dhismaa ku socda weli.. 10/10/2024