News »» SomaliNet: Latest news
sanad kahor
rag doonayay inay jaraan buunada baladweyne oo gacanta lagu dhigay
(SomaliNet)Maamulka magaalada Baladweyne ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigeen rag ay ku sheegeen inay masuul ka yihiin miino la dhigay buundada magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan. Gudoo
ka sii akhriso somalinet.com
sanad kahor
maxaabiis ka baxsatay xabsi ku yaalo kismaayo
(SomaliNet) Xabsiga ku yaalo magaalada Kismaayo ayaa waxaa xalay ka baxsaday maxaabiis aan tiradooda la shaacin oo ku jirtay xabsigaasi, kuwaasoo loo haystay inay geysteen falal dilal ah oo ka dhaca
ka sii akhriso somalinet.com
sanad kahor
q.m iyo jamacada carabta oo baaq ka soo saaray dagaladii muqdisho
(SomaliNet) Xog-haya guud ee Q.M Ban Kin Moon ayaa beesha caalamka ugu baaqay in la gargaaro dadka soomaaliyeed ee ay waxyeeladu ka soo gaartay dagaaladii ka dhacay magaalada Muqdisho iyo kuwa kale ee
ka sii akhriso somalinet.com
sanad kahor
muqdish oo nabad iyo xasilooni ku naalooneysa
(SomaliNet) Magaalada Muqdisho oo maalmihii tagay ay dagaalo lagu hoobtay ka socdaan ayaa manta ka duwan sidii ay maal-mihii hore aheyd kadib markii ay ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowlada federaalka e
ka sii akhriso somalinet.com
sanad kahor
wasaarada arrimaha gudaha oo maanta u qeybisay dadkii soo barakacay raashiin bur iyo bariis mucaawino ah
(SomaliNet) Dowlada federaalka kmg ee Somalia ayaa maanta biloowday inay raashin mucaawino u qaybiso dadweynihii kasoo barakacay dagaalada Muqdisho ka soconaya iyagoo deegaan ahaan degay Wasaaradii ho
ka sii akhriso somalinet.com
sanad kahor
ciidamada dowlada federaalka oo kaashanaya kuwo ethiopia ayaa la wareegay deegaanadii dagaalada ka socdeen ilaa suuqa xoolaha
(SomaliNet) Ciidamada Dowlada Federaalka oo kaashanaya kuwo Ethiopia ayaa la wareegay deegaanada Fagax, agagaarka Hotel Ramaadaan, degmada Huruwaa, deegaanka Suuqa Xoolaha iyadoo mudo sideed beri ah u
ka sii akhriso somalinet.com
sanad kahor
geedi oo sheegay in magaalada oo dhan ay dowlada federaalka gacanta ku heyso
(SomaliNet) Ra’iisal wasaaraha dowlada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed Prof: Cali Maxamed Geedi ayaa ka Hadley manta mar kale dagaalada ka soconaya magaalada Muqdisho. Ra’iisal wasaare Geedi ayaa shee
ka sii akhriso somalinet.com
sanad kahor
hub iyo saanad mileteri oo lagu qabtay gobolka shabeelada dhexe
(SomaliNet) Ciidamada amaanka ee gobolka shabelada dhexe ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigeen hub iyo saanad miileeri, taasoo ku sii jedasy magaalada Muqdisho.Afhayeen u hadlay ciidanka am
ka sii akhriso somalinet.com
sanad kahor
dagaal ka dhacay tuulo u dhow magaalada gaalkacyo
(SomaliNet) Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu ka dhacay tuulada Lugo Raqso oo ka tirsan gobolka Mudug, halkaasoo ay dirir kudhexmartay la
ka sii akhriso somalinet.com
sanad kahor
guluf dagaal kii ugu xumaa oo muqdisho ka socda iyo ciidamada ethiopia oo guidaha u galay qeybo ka mid ah xaafado hor leh
(SomaliNet) Dagaalo aad u culus oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa wali ka socda madalaada Muqdisho, iyadoo uu dagaaalku saakay ku fiday xaafado hor leh oo ka tirsan deegaanka Hur
ka sii akhriso somalinet.com
) si bogga aad doonayso kor ama hoos ugu jiido (drag & drop)