Bogag kale oo soo socda..

News »» Hornafrik Media Inc.

Maanta oo ay ku egtahay xiligii RW Cali Maxamed Geedi uu sheegay in Hubka la isugu geeyo Goobaha uu carabaabey.
 
ka sii akhriso hornafrik.com 
sanad kahor Maantay ayey ku egtahay mudadii ay dowlada Fadaraalka KMG ah ee soomaaliya u qabatay in hubka laga aruuriyo dadka ku nool Magaalada Muqdisho iyadoo cidii mudadaasi ay ka dhamaatana ay sheegtay in xoog ay oga doonanayso hubka ay haystaan.
 
ka sii akhriso hornafrik.com 
Muranadii dhulalka iyo is qabqabsiyo aad u badan oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho kadib kabixitaankii Golaha Maxaakiimta Islaamiga
 
ka sii akhriso hornafrik.com 
Ra'iisal wasaare Cali Maxamed Geedi oo maantey magacaabey gudiga qaranka ee howlaha gurmadka deg dega iyo caafimaadka.
 
ka sii akhriso hornafrik.com 
Ray'sal wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha Gudaha Xuseen Maxamed faarax caydiid oo sheegay in Soomaaliya iyo Itoobiya lamideeyo.
 
ka sii akhriso hornafrik.com 
Kooxaha fanaaniinta Gobolka Banaadir oo shaqadoodii dib u bilaabey kadib ka bixitaankii Golaha Maxakamadaha Islaamka.
 
ka sii akhriso hornafrik.com 
sanad kahor Kulan ay yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxweyenaha dalka Kenya oo hadal qoraal ah laga soo saaray.
 
ka sii akhriso hornafrik.com 
sanad kahor Kulan looga hadlayey sidii Maamul loogu sameyn lahaa Gobolada G/gaduud oo lagu qabtey Degmada guriceel ee Gobolkaasi
 
ka sii akhriso hornafrik.com 
sanad kahor Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo maanta u ambaabxay dalka Kenya.
 
ka sii akhriso hornafrik.com 
Goobihii la sheegay in lagu ururiyo hubka oo maanta aaney jirin wax hub ah oo la keenay.
 
ka sii akhriso hornafrik.com 
Yuusuf Dabageed oo maanta sheegay in maamulka cusub uu ku wareejiyey xilkii guddoominimada gobolka Hiiraan lana shaqeyn doono.
 
ka sii akhriso hornafrik.com 
Barre Hiiraale oo maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo.
 
ka sii akhriso hornafrik.com 

Boggan dhismaa ku socda weli.. 10/10/2006