News »» Hadhwanaag News Media
3 bilood kahor
beesha awal bari oo si buuxda u taageertay shirkii beelaha galbeedka iyo bariga burco
iyada oo tan iyo marki ay beelaha galabeedka iyo bariga Burco shirka wada jirka ah ku qabsadeen Burco ayaa magaalada Burco waxa ka bilamay olole kanbayn oo ay xukumadu ku burburinayso shiirkaas ayna
ka sii akhriso hadhwanaag.com
3 bilood kahor
boqor ahmed dahir oo ah beesha boqorka h/yoonis bari wiilkiisii ayaa lasoo xiidhey hadhwanaag beenayayna baaqii. & warihii hwn oo lasii daayay.
Dhagayo oo Akhriso warbixintaasi oo faahfaahsan...
ka sii akhriso hadhwanaag.com
3 bilood kahor
laascaanood:-xaalufinta lagu hayo dhirta oo xawli uga socota deegaano ka mid ah gobolka sool
waxaa mudooyinka danbe si ba,an uga socotaa deegaano ka tirsan G/Sool Xaalufin daran oo lagu hayo dhirta dhinac kasta taas
ka sii akhriso hadhwanaag.com
3 bilood kahor
ciidamada maxkamadaha islaamiga oo si tartiib tartiib ah ula wareegaya degaannada g/benaadir
Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga Soomaaliyeed ee taabacsan dowladda Soomaaliya ayaa wada qorshayaal iyo Xaaladda caafimaad ee Guddoomiyaha degmada Wadajir oo laga deyrinayo
ka sii akhriso hadhwanaag.com
3 bilood kahor
taliska ciidamada booliska soomaaliyeed oo soo saaray amar sheegaya in askarigii qori ku dhex wata xaafadaha muqdisho tallaabo laga qaadi doono
Afhayeenka ciidamada Booliska dowladda Soomaaliya C/llaahi Xasan Bariise ayaa shaaca ka qaaday in la mamnuucay in hub lagu dhex qaato waddooyinka magaalada Muqdisho
ka sii akhriso hadhwanaag.com
3 bilood kahor
barnaamijka cawayska washington ee ka baxa laanta afka soomaaliga ee voa-da oo hadal-hayntiisa ciirka isku shareertay
Barnaamijkan Caweyska Washiton ee ka baxa laanta afka soomaaliga ee Voa-da ayaa waxaa daadihiya Wariyeha rug-cadaaga ee Cali Cabdi Xaraare oo isagu kaalin weyn ka qaatay in barnaamijkan u noqdo mid ay dadka hadal-hayaan
ka sii akhriso hadhwanaag.com
3 bilood kahor
aas qaran oo loo sameeyay gabadh ka mid ahayd kuwii lagu xasuuqay school ku yaalla dalka germany
Gabdhan ayaa lala dilay 14 Qof oo kale, 7 -ka mid ah waxa ay ahaayeen Gabdho waxaana dilkan geystay Nin hubeysay oo ku labisan dhar madow oo isku joog ah
ka sii akhriso hadhwanaag.com
3 bilood kahor
shir lacag loogu ururinayo cisbitaalka maandhaye ee burco oo ka dhacay cardiff,uk
Waxaa maalintii sabtidii ee taariikhdu ahayd 7 March ka dhacay magaalada Cardiff Fundrasing lacag loogu ururinayay cisbitaalka Dhimirka Maandhaye ee magaalada Burco shirkaas oo looqabtay ururka TAF oo ay soo qaban qaabiyeen
ka sii akhriso hadhwanaag.com
3 bilood kahor
somaliland oo cambaaraysay finland
Xukuumadda Somaliland ayaa si kulul u cambaaraysay hadal dhawaan ka soo yeedhay dawladda Finland...________________________________
ka sii akhriso hadhwanaag.com
3 bilood kahor
xubintii guddiga doorashooyinka somaliland ka baxday oo si heer qaran ah loogu aasay magaaladda hargeysa
Hargeysa(HWN):- Rabbi Naxariistii Janno ha ka waraabiyo’e waxa maanta si heer Qaran ah Xabaalaha Qaranka ee Magaaladda Hargeysa Marxuum Xasan Maxamed Cumar (Loodshade)
ka sii akhriso hadhwanaag.com
3 bilood kahor
“waa arrin distoorka ka baxsan in dalka loo dhiibo cidaan doorsaho toos ah ku iman, siyaasada somaliland-na way ka kortay in laga arrinsado..”
“Waxanu kala hadalay in Xisbiga UDUB diyaar u yahay doorashada waqti kasta oo Kommishanka Qaranku u qabto inay doorashadu dhacdo
ka sii akhriso hadhwanaag.com
3 bilood kahor
qaar ka mid ah dadweynaha xaafadaha qandahaar iyo isha-boorama oo beeniyay in xabaal qiiqaysa lagu arkay qubuuraha sheekh. m. ducaale.
Dadkan kala duwan ayaa la soo xidhiidhey, halka kuwo kalena ay nagu soo booqdeen Xafiiska Shabakadda Wararka ee Hadhwanaagnews
ka sii akhriso hadhwanaag.com
3 bilood kahor
dowladda soomaaliya oo ka hadashay diidmada kooxaha mucaaradka ee go'aanka ku dhaqanka shareecada islaamka ee xukuumaddu gaartay
Wararkaas iyo Wararkale oo Goosgoos ah
ka sii akhriso hadhwanaag.com
3 bilood kahor
abwaan abshir bacadle oo sheegay in kooxda al-shabaab ay isu heysato in iyaga kaliya ay muslim yihiin
Guddoomiyaha Golaha Abwaaniinta Soomaaliyeed Abwaan Abshir Nuur Faarax (Bacadle) ayaa si kulul u weeraray Xarakada hubaysan ee Al-shabaab, wuxuuna sheegay inay isku aqoonsan yihiin
ka sii akhriso hadhwanaag.com
3 bilood kahor
mulkiilahii iftin restaurant ee magaaladda columbus ohio ee dalka mareykanka ayaa budhcad afka soo xiratay ay ku dileen resturankiisa dhexdiisa.
Daauud Cismaan waxa uu ahaa da' dhexaad ah isla markaana lagu sheegay 38-sanno, wuxuuna ahaa milkiilaha Restaurant Iftin ee magaaladda Columbus Ohio.
ka sii akhriso hadhwanaag.com
3 bilood kahor
tacsi marxuum hisein sahal awciise oo maanta ku geeriyooday magalada hargeysa.
Inaalilaahi wa ina ilaahi Raajicuun.
ka sii akhriso hadhwanaag.com
3 bilood kahor
madaxwayne rayaale waxa uu somaliland u qabtay wax aanu madaxwayne african ahi dalkiisa u qaban.by:- mr.guleed cumar meecaad
Bal inta aanan ka hadal wax qabadka madaxwaynaha aan yara bildhaamiyo heerka.....
ka sii akhriso hadhwanaag.com
3 bilood kahor
the singer chris brown allegedly assaulted his girlfriend rihanna on the streets of los angeles,
Chris Brown's Assault Case Sparks Dialogue....______________________________________
ka sii akhriso hadhwanaag.com
3 bilood kahor
hadduu saakimi waayo by faarax nuur
Gabaygan waxa tiriyey Illaahay ha u naxariistee Faarax Nuur; oo ka hadlaya samirka iyo dulqaadka, hadii ay shaqayn waayaana in uu markaa xalka kale ee jirana uu fulin karo...
ka sii akhriso hadhwanaag.com
3 bilood kahor
guuxa reer boorama ee ka dhanka ah beelaha dhexe ee s/land ma ilowsiiyey saaxiibadoodii xisbiga udub? weriyaha haatuf ee boorama maxamed c. sheekh
Waa shay iska caadi ah lagana dareemo reer Boorama markastoo xukuumadda Rayaale beelaha reer Somalilandka kale ku qabsadaan
ka sii akhriso hadhwanaag.com
) si bogga aad doonayso kor ama hoos ugu jiido (drag & drop)