Bogag kale oo soo socda..

News »» BBCSomali.com | Wararka | Somali News index

Dhegeyso wararka BBC-da
11:00, 14:00, 18:00
8 saac kahor ciidamada ethiopia oo xiray tabliiq

Ciidamada Ethiopia ayaa hawlgal ay maanta ka sameeyeen magaalada Muqdisho waxa ay ku xireen in ka badan 20 qof oo ay ku jiraan culimo Tabliiq ah.

ka sii akhriso bbc.co.uk 
shalay ciidamada ethiopia oo raashin qeybiyay

Ciidamada Ethiopia ayaa markii ugu horeysay raashin u qeybiyey dadweynaha ku nool xaafada Deyniile ee Muqdisho, taasi oo aragtiyo kala duwan ay dadku ka bixiyeen.

ka sii akhriso bbc.co.uk 
shalay halkee marayaa shirka ka socda djibouti?

Madaxa wafdiga isbahaysiga mucaaradka uga qeybgalay shirka Djibouti Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa BBC u sheegay in hawshii ay yimaadeen u dhamaatay.

ka sii akhriso bbc.co.uk 
2 maalm. kahor wada hadal u furmay dowladda iyo mucaaradka

Guddiga doorashada Somaliland ayaa hadal uu maanta soo saaray waxa uu ku sheegay in uu furmay wada hadal u dhaxeeya dowladda iyo xisbiyada mucaaradka.

ka sii akhriso bbc.co.uk 
2 maalm. kahor indha cadde: dan uma aha shacabka

Xoghayaha difaaca ee Isbahaysiga dib u xoraynta Somalia, Yuusuf Siyaad Indha-cadde, ayaa sheegay in shirka Djibouti ka socda aanu ahayn mid dan u shacabka Somalia.

ka sii akhriso bbc.co.uk 
2 maalm. kahor ciidamada ethiopia oo kaxeystay tabliiq

Wadaaddo Tabliiq ah oo ka badan labaatan ayaa maanta waxa ciidamada Ethiopia ay ka wateen magaalada Beledweyne ee xaruunta u ah gobolka Hiiraan.

ka sii akhriso bbc.co.uk 
3 maalm. kahor shirka soomaalida ee djibouti oo furmay

Wada hadalkii u dhaxeeyay dhinacyada dowladda KMG ah ee Somalia iyo Isbahaysiga Dib u xoreynta Somalia ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Djibouti.

ka sii akhriso bbc.co.uk 
5 maalm. kahor ra'iisal wasaaraha iyo shirka djibouti

Ra'iisal wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya, Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa ka hadlay shirka Djibouti ee dhinacyada Soomaalida ee la filayey in uu maanta billowdo.

ka sii akhriso bbc.co.uk 
5 maalm. kahor weerar lagu qaaday kolonyo ethiopian ah

Magaalada Muqdisho waxaa weerarro gaadmo ah lagu qaaday baabuur nooca saadka u qaada ciidamada Ethiopia, waxaana halkaasi ka dhashay dagaal khasaare geystay.

ka sii akhriso bbc.co.uk 
6 maalm. kahor agaasimaha idaacadda sbc oo la sii daayay

Mas'uuliyiinta is-maamul goboleedka Puntland, ayaa sii daayay agaasimaha raadiyaha iyo telefishinka SBC ee magaalada Boosaaso, Mowliid Xaaji Cabdi oo saaka la xiray.

ka sii akhriso bbc.co.uk 
6 maalm. kahor diyaar garow ka socda magaalada djibouti

Magaalada Djibouti ayaa waxa ka socota, qaban qaabo la xiriirta, wada xaajoodka dowladda KMG ah iyo Isbahaysiga Dib u Xoreynta lagu wado inuu u furmo berito.

ka sii akhriso bbc.co.uk 
6 maalm. kahor dowladda oo laga qabsaday saldhig

Kooxaha la dagaallamaya, ciidamada Ethiopia iyo dowladda KMG ayaa dagaal ku qabsaday, saldhig ciidamada booliisku leeyihiin oo ku yaala magaalada Muqdisho.

ka sii akhriso bbc.co.uk 
6 maalm. kahor q.m. oo rajo wanaagsan muujisay

Wakiilka Q.M. ee Somalia Ahmedou Ould Abdallah ayaa rajo ka muujiyay, wada hadalka lagu wado in Djibouti uu ku dhexmaro dowladda iyo Isbahaysiga mucaaradka.

ka sii akhriso bbc.co.uk 
wiigi hore meydad laga helay tuulada yaaq-bari weyne

Meydadka lix qof oo la aaminsan yahay inay reer miyi ahaayeen ayaa la geeyay masaajidka tuulada Yaaq-barin weyne ee degmada Wanle-weyn si loo aqoonsado.

ka sii akhriso bbc.co.uk 
wiigi hore qasaaraha weerarkii ka dhacay hiiraan

Ilaa toban qof oo uu ku jiro sarkaal maxkamadaha ka tirsanaa ayaa ku dhintay dagaalkii shalay Hiiraan ku dhexmaray ciidamada Ethiopia iyo kooxaha ka soo horjeeda.

ka sii akhriso bbc.co.uk 
wiigi hore howlgalka ammaanka ee islaamiyiinta

Ciidamada maxkamadaha, ayaa howlgal sugidda ammaanka ah ka fuliyay deegaano Sh/dhexe iyo Hiiraan, oo dadka socotada ah lacago looga qaadayay.

ka sii akhriso bbc.co.uk 
wiigi hore dagaal ka dhacay hiiraan

Dagaal culus, ayaa wuxuu dhexmaray ciidamada Ethiopia iyo xoogaga ka soo horjeeda joogitaankooda dalka Soomaaliya, qasaare ayaa dagaalkaas ka dhashay.

ka sii akhriso bbc.co.uk 
wiigi hore mudaharaadyo ka dhacay muqdisho

Maalintii labaad ayaa waxa magaalada Muqdisho, ka dhacay dibed baxyo looga soo horjeedo dhibaatada lacagaha duugga ah ee ganacsatadu diideen iyo sicir bararka.

ka sii akhriso bbc.co.uk 
wiigi hore amnesty oo ka deyrisay xaaladda somalia

Hey'ada Xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa ku tilmaantay xaaladda ka taagan Somalia, mid aad u fool xun, oo dadka rayidka ahna aan loo naxariisan.

ka sii akhriso bbc.co.uk 
wiigi hore dibadbax weyn oo muqdisho ka dhacay

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka dhacay bannaanbax weyn oo dadweynaha ay uga soo horjeedeen diidmada lacagaha duugga ah iyo sicir-bararka.

ka sii akhriso bbc.co.uk 

Boggan dhismaa ku socda weli.. 10/10/2006